Saxilnews.com
Daawo. Ganacastada Dekada Berbera Oo Joojiyey In Ay Alaabo Kala Soo Dekada Berbera
March 16, 2019 - Written by shiine caynaba

Berbera(Saxil.news.com) Ganacasada Dekada berbera alaabaha kala soo daga ayaa maanta joojiyey isticmaalka dekada wayn ee magaalada berbera iyaga oo shaqo joojintaasi ku saleyey in ay shirkada dp wold lacago ku kordhisay

Halkan Ka Daawo. Muuqaal

COMMENTS
Latest News