Saxilnews.com
Daawo:– Gabadh Wariye Ah Oo Caawimo Gaadhsiisay Hooyo Danyara Oo Degan Magaalada Boorama
June 29, 2017 - Written by suxufi

Boorama (Saxilnews) Wariye Ayaan Maxamed Barkhad oo ka tirsan Tv-ga Bulsho ayaa caawimo dhinacyo badan ah gaadhsiisay hooyo danyara oo magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
Waxaanay gabadhani sheegtay in deeqda ay hooyadan gaadhsiisay ay u soo wakiisheen hablo ay asxaab yihiin oo ku sugan dalka UK.

 

Musawirka:– WariyeAyaanMaxamedBarkhad Kana Tirsan Tv-ga Bulsho

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News