Saxilnews.com
Daawo:-Foosiya Gaabo Oo Ilmihii Todobaad Lagu Qalay , Dr Aw Koowbe Oo Ka Hadley Iyo Garaag Ay Bulshad Soomaaliyeed Uga Baahan Tahay
March 25, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Gabadha Loo yaqaano Foosiya gaabo oo ah haweenay danyar ahoo ku nool magaalada Hargeysa isla markaana ka mid ah dadka gaab gaaban ayaa waxaa Dr Aw Koobe oo ka mid ah dhakhaatiirta reer Somaliland uu u sameeyey qalniinkii 7 aad

 

Haweenadan Foosiya Gaabo ayaa waxaa ay bulshada Somaliyeed Meel Kasta oo ay ku nooshahay uga baahan tahay gargaar Fadal Caawa oo waxii aad hayso ugu hagaaji Acount Number Dahabshiil ACC 14950 : Ama Adeega Zaad: 401451

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News