Saxilnews.com
Daawo:-Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Golaha Guurtida Lagu Bedali Doono Abwaaniinta Somaliland
January 15, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo ka war bixinaayey kulanay maanta abwaaniinta Somaliland la yeesheen saddexda xisbi waxaa uu sheegay in golaha guurtida ay ku badeli doonan abwaaniin dalka .

Image may contain: 2 people

Faysal ayaa taas sabab uga dhigay hadalkiisa isaga oo sheegay in abwaaniintu ay ka damqanayaan xaalada uu dalku ku jiro isla markaana ay taas ku muteysteen

 

Sidoo kale Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in ay isla qaateen abwaaniinta in aanay doorashadu wakhtigeedi ku qabsoomeen xaalada abaareed ee dalku jiro awgeed

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News