Saxilnews.com
Daawo:-Faysal Cali Waraabe Oo Ku Dhawaaqey Inta Ay Leegtahay Muddo Kordhinta Ay Xisbiyada Mucaaridku Codsadeen
January 17, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID isla markaana ahmusharaxa madaxweyne ee xisbigaasi waxaa uu ku dhawaaqey inta ay leegtahay muddo kordhinta ay codsadeen xisbiyada mucaaridku si abaaraha looga baxo

Muddane Faysal Cali Waraabe waxaa uu sheegay in xisbiyada mucaaridku iyaga oo mideysan ay codsadeen in muddo 6 bilood ah loo kordhiyo xukuumada , doorashadana dib loo dhigo si looga baxo abaaraha dalka ka jira oo ku soo beegmey wakhti doorasho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News