Saxilnews.com
Daawo :- Fanaaniin Caan Ah Oo Maanta Ka Degay Magaalada Moqdisho Iyo Qaar Kale Oo Ku Sii Jeeda + Sababta Fanaaniintu Ugu Qul Qulayaan Moqdisho
June 21, 2017 - Written by suxufi
Moqdisho (Saxilnews):- Fanaaniin caan ah oo ay ka mid yahiin Cabdi Holland iyo Al Cabdiwahaab Booska ayaawaxaa ay maanta gaadheen magaalada Moqdisho ee caasimada dalka Somaliya , waxaana ujeedka safarkoodu yahay sidii ay halkaasi bandhig faneedyo ugu dhigi lahayeen maalmaha ciida iyo maalinta  xornimada dalkaas ee 1 July

Sidoo kale waxaa magaalada Moqdisho ku soo fool leh oo ku soo socda faniin kale oo ay ka mid yahiin Hodan Cumar Dhuule iyo Muusiishan  Mustafe Karaama

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal Warkan

COMMENTS
Latest News