Saxilnews.com
Daawo:- Faa’iidooyinka Ku Duugan Geedka Galoolka Ah Iyo Moogaanta Dadka
March 25, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews) Geedka Galoolku waa geedka ugu faa’iidada badan ee ka baxaya dhulkeenan barakeysan, hase ahaate waxaa geedkan lagu hayaa garaacis iyo gumaad ba’an oo aan loo kala aabo yeelin mid qoyan iyo mid qalalan toona, waxaanu tiir-dhexaad u yahay  nolosha dadka reer guuraga ah, ee ku dhaqan gobolkan geeska Afrika.

Geedkan Galoolku qiimo weyn ayuu ka kasbaday bulshadeena dhex-deeda waxaana sabab u ah faa’iidooyinka xidhiidhsan ee aan la koobi Karin min gun ilaa baar, geedkani mar waa cuntiyo malab, mar waa hoy marna waa heeryo, mar waa hadh marna waa Hanti gooniya.

Halkan Ka Daawo Barnaamijkaasi Oo Dhameystiran 

COMMENTS
Latest News