Saxilnews.com
Daawo: Duqii Buuhoodle ee Puntland oo Maanta is Casilay Eedeeyeyna Maamulka Garoowe.
May 4, 2015 - Written by muuse xaasi

Buhoodle(Saxilnews) Gudoomiyihii Degmada  Buuhoodle ee Dhinaca  Puntland ayaa  Maanta is Casilay islamarkaana  Eedeeyey Maamulka Garoowe.

COMMENTS
Latest News