Saxilnews.com
Daawo Dood Adag Oo Loo Qabtay Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Madaxwaynihii Hore Ee Kooxda Khaatumo Oo Ku Kala Sugan Buuhoodle Iyo Muqdisho Iyo Wasiir Sacad Cali Shire Oo Dooda Marti Ku Ahaa Oo Aan Ka Qayb Qaadan
July 19, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinayaa dood adag oo loo qabtay gudoomiyaha Baarlamaanka iyo madaxwayne ku xigeenkii hore ee kooxda Khaatumo oo ku kala sugan Buuhoodle iyo Muqdisho,waxaana sidoo kale doodan marti ku ahaa wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire balse wasiirka ayaan ka qayb qaadan dooda isaga oo ah afhayeenka dhinaca dawlada Somaliland uga hadli kara arrimaha wada hadalada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News