Saxilnews.com
Daawo:-Diyaaradii Daawada Ee Wasiir Cali Mareexan Oo Been Noqotey , Xukuumada Oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadashey Iyo War Bixin Laga Diyaariyey
June 3, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Waxaa xaqiiqo noqon weyday diyaarad daawo siday oo shalayka soo degtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Burco taas oo wasiirka hawlaha guud sheegay in uu isagu dalka Keenay .

 

Wasiirka Caafimaadka , Isku Dawaha Wasaarada Caafimaadka ee gobalkaasi , Badhasaabka Gobalka Togdheer ayaa dhamaantood sheegay in diyaaradaas daawada sidey ay dalka keentay Haaya’dda ICRS

Waxaana arintani diyaaradu noqotey mid warar kala duwan ay ka so saran masuulyiin uu hal madaxweyne wada magaacaabey

Halkan Hoose Ka Daawo War Bixin Laga Diyaariyey

COMMENTS
Latest News