Saxilnews.com
Daawo :- Diyaarada Turkish Airlines Oo Dul Meereysanaysa Magaalada Moqdisho Isla Markaana Awoodi La’a In Ay Garoonka Diyaaradaha Fadhiisato + Sababta 
May 28, 2017 - Written by suxufi

Moqdisho (Saxilnews):- Diyaaradda Turkish Airlines ayaa waxaa ay wali awoodu kari la, dahay in in ay ka soodegto garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo tan iyo khamiistii ay dhowr jeer ku fashilantay inay caadi ugu soo degto garoonka, sababo dhanka hawada iyo dabeylo jira awgood ah

 

Mid ka mid ah Rakaabkii saarnaa Diyaaradda Turkish Airlines oo shalay ku degi weyday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, ayaa duubay muuqaal xilli diyaarada isku dayaysay inay caga dhigato garoonka, balse ay u suura geli weyday oo ay dul meeraysanyso magaalada moqdisho gaar ahaan dhinca badda

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News