Saxilnews.com
Daawo:-Dhaq-Dhaqaaqa Suldaan Wabar Ee Gobolka Awdal Oo Dareen War-war Ku Abuurey Madaxda Gobolka Awdal
January 15, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (GTV) Masuuliyiinta gobolka Awdal ayaa dafiray oo waxba kama jiraan ku tilmaamay, dhaq-dhaqaaqyada suldaan Wabar mar kale ka bilaabay gobolka Awdal.

Maayirka magaalada Boorama mudane Maydhane oo maanta warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Hargeysa ayaa isaga oo arrintaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “isaga oo kaligii ah ayuu maalin qudha soo marey magaalada,waxaanu ku noqday magaalada Jig-jiga ee xarunta dawlad deegaaneedka soomaalida Itoobiya”

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News