Saxilnews.com
Daawo:-Dhalinyaro Qurbo Joog Ah Oo Agab Ciyaareed Oo Loogu Talo Galay Ciyaartoyda Gobolka Togdheer Ku Wareejiyey Xarunta Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Togdheer
June 12, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Daawo:-Dhalinyaro Qurba-joog ah oo ka tirsan xisbiga WADDANI ayaa agab ciyaareed oo loogu talo galay ciyaartoyga gobolka Togdheer soo gaadhsiiyey xarunta xisbiga WADDANI ee gobolka Togdheer.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=ih7XBbIeNN0

COMMENTS
Latest News