Saxilnews.com
Daawo Dhacdo Naxdin Badan:- Gabadh Dhalinyaro Ah Oo Lagu Sirxay Gudaha Magaalada Borama Iyo Ciidamada Amniga Oo Gabay Shaqadoodii
March 25, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Waxa gudaha magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal lagu sirxay gabadh dhalinyaro ah taas oo ay sixirtay gabadh ay wada raaceen gaadiidka Bajaajta loo yaqaano ee iskaga kala gooshta xaafadaha magaalada Borama.Ciidamada booliska Somaliland ayaa iyagu gabay shaqadoodii sugida amaanka shacabkooda iyaga oo aanay jirin ilaa hadda cid loo qabtay falalkaasi sixirka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=PM1aefBD6wE

COMMENTS
Latest News