Saxilnews.com
Daawo Dareenka Dhalinyarada Shaqo La’aanta Baahsani Ragaadisay+Dooda Masuuliyiinta Xukuumadda Iyo Dhalinyaro Tahriibtay Oo Ka Warbixiyey Dhibaatooyinka Ay Soo Mareen
May 14, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Dhalinyarada Somaliland ayaa into badan waxa haysata shaqo la’aan baahsan oo sababta inay ka tahriibaan dalkooda hooyo una tahriibaan wadamada Yurub,waxaana warbixin laga diyaariyey dareenka dhalinyaradaasi shaqo la’aantu dariska la tahay iyo dooda masuuliyiinta xukuumadda ka tirsan ay qabaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=vUAwuEnn6Gk

COMMENTS
Latest News