Saxilnews.com
Daawo :- Dalalka Saldhigyada Military Ku Leh Dalka Jabuuti Iyo Lacagta Ay Bixiyaan Sanadkii
June 1, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Jabuuti (Saxilnews):- Dalka Jabuuti waxaa saldhig ku leh dalal badan oo aduunka ka mid ah kuwaas

oo kala ah Mareykanka , Faransiiska , Shiinaha , Sucuudiga Iyo Jaban

Dalalkan ayaa saldhigyada ku leh dalka Jabuuti ayaa waxaa sanadkiiba lacag badan ka qaata dalka Jabuuti waxaana lacagaha ay kal bixiyaan ay kala yahiin

1.Mareykanka waxuu bixiyaa 65 Milyan Sanadkii

2.Shiinaha ayaa bixiya sanadkii 100 Milyan oo Dollar

3.Jaban ayaa bixiya sanadkii 1 Milyan oo Dollar

4.Faransiiska ayaa bixiya sanadkii 25 Milyan oo Dollar

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News