Saxilnews.com
Daawo : Dadkii Qaxootiga Ahaa Ee Soo Gaadhay Berbera Iyo Sida Ay Xukuumada Somaliland Ugu Gurmatay .
April 8, 2015 - Written by admin

Ber bera (Saxil News.com)-174 Qof Oo isugu Jira Yemani Iyo Somali Iyo waliba Itoobiyaan Ayaa Soo Gaadhay Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Maamulka Gobolka Iyo Degmada Dekeda Iyo Haayadaha Dawliga Ah Ee Sida Caafimaadka Iyo Dib Udejinta ayaa Si Hargar La,aan Ah Ugu Gurmaday Dadkaasi Jilicsan Ee Kasoo Barakacay Dagaalada Wadanka Yemen

 

 

Mukhtar Cabdirahman

Berbera -Somaliland

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News