Saxilnews.com
Daawo: Dad ku sunoobay Deegaanka Xaaxi ee Gobolka Daadmadheedh,hal ruux oo ku geeriyooday iyo 6 ruux oo xaalad halisa ku jira
May 12, 2015 - Written by muuse xaasi

Oodweyne(Saxilnews)  Hal qof ayaa ku geeriyooday bisbitaalka guud ee magaalada oodweyne  ka dib markii manta lasoo gaadhsiiyay qoys  reer guuraa ah oo kusumoo deegaanaka  madayris ee duleedka tuulada xaaxi  halka 6 ruux  oo ay xaaladooda caafimaad aad  uliidatona loo gudbiyay cisbitaalka guud ee magaalada burco, inkastoo aan qoyskan la cadaynayn  sababta ay usumoobeen iyo meesha dhibaatadani ka timi  ayaa  mar aanu waxka waydiinay  aabaha qoskan sumoobay iyo waliba masuuliyiinta  caafimaad ayaa waxay ku jawaabeen

COMMENTS
Latest News