Saxilnews.com
Daawo:- Cunto Dhacday Oo Hayad Caalami Ah U Qaybisay Dadweynaha Abaaruhu Hala-keeyeen Ee Somaliland
March 16, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews) Dadweynaha degan degmada Salaxley iyo Ina-guuxa ayaa Hay’ada cunida aduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano WFP waxaa ay dadka halkaasi ku nool ee ay abaartu naafeysay u qaybisay raashin dhacay.

Sawirka:– Cunto Dhacday Oo Hayad Caalami Ah U Qaybisay Dadweynaha Abaaruhu Hala-keeyeen Ee Somaliland

Sida ay sheegeen maamulka degmada Salaxley oo warbaahinta la Hadley, ilaa hadana ma jirto cid ka hadashay arintani.

Halkan Ka Daawo

 

COMMENTS
Latest News