Saxilnews.com
Daawo:-Culimada Waa Wayn Ee Dalka Oo Kulan La Qaatay Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen
April 9, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Qaar kamid ah culimada waa wayn ee dalka ayaa maanta kulan la qaatay shirgudoonka golaha wakiilada Somaliland,waxaana ay kala hadleen ansixinta xeerka jidaynaya baanka Ribada ah kaas oo hor yaala golaha wakiilada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=PL-N41RJ1P4

COMMENTS
Latest News