Saxilnews.com
Daawo Culimada Timo-waynta Oo Cabasho La Hortagay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Si Adagna Uga Hadlay Guddiga Culimada Ah Ee Madaxwayne Siilaanyo Magacaabay
June 12, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Guddiyo ka socday Culimada Timo-waynta ee gobolada Somaliland ayaa maanta cabasho la hortagay golaah Guurtida Somaliland,waxaana ay si adag uga hadleen guddigii culimada ahaa ee madaxwayne Siilaanyo dhawaan magacaabay oo ay ka dhawaajiyeen in aan cid lagaga darin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=AVpuIF2RpGc

COMMENTS
Latest News