Saxilnews.com
Daawo :- Cisbitalka Weyn Ee Magaalada Hargeysa Oo Ku Guuleystay Qalniin Culus
June 4, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Cisbitalka Weyn ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ku guuleystay

qalniin culus oo aan wali dalka hore looga  hir galinin

Qalniinkan ayaa waxaa uu ahaa xabad madaxa kaga dhacdey wiil dhalinyaro ah kaas oo faliidho ay maskaxda gaadheen , waxaana lagu guuleystay qalniin madaxa lagaga sameeyey wiilkaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News