Saxilnews.com
DAAWO:-CIIDAMMADA BOOLISKA SOMALILAND OO SHAACIYEY IN XABSIGA LA DHIGAY DABCASAR IYO DANBIGA UU GALAY
December 18, 2017 - Written by editor

Hargeysa:-(saxilnews) Afhayeenka ciidamada booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis oo maanta warbaahinta la hadley waxaa uu xaqiijiyey in saaka ay ciidamada boolisku ay xabsiga dhigeen Cabdiraxmaan Dabcasar .

Afhayeenka ayaa sheegay in ninkani uu sameeyey aflagaado qaran isla markaana sharciga la hor keeni doono, waxaana uu meesha ka saaray in ciidamada boolisku ay jidh dil ku sameyeen,

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News