Saxilnews.com
Daawo:-Ciidamada Booliska Somaliland Oo Heegan La Galiyey Iyo Taliye Fadal Oo Ka War Bixiyey + Maxaa Soo Kordhay
March 23, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Taliyaha guud ee ciidamada Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa waxaauu sheegay in dhamaan ciidamada Booliska heegan Buuxa la galiyey isla markaana hawl galkani yahay mid la xidhiidha qab qabashada dadka falalka nabad galyo darada ah wada iyo dad uu sheegay in ay afduub iyo sixir wadaan oo ay bulshadu mudooyinkii ugu danbeysay ay ka cabaneysay

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News