Saxilnews.com
Daawo:-Ceebta Iyo Fadeexada Dul Hoganaysa Wasiirad Samsam Cabdi Aadan Fashilka Ku Yimi Qandaraas Ay Ku Naasnuujisay Shaqsiyaad Qoyskeeda Ah + Nooca Qandaraaska Fashilmay Iyo Muuqaal Yaable.
April 8, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa(Saxilnews)-Wasiirada Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa ku guul daraystay qorshe ay waday iyada iyo shqsiyaad ay isku Jufo yihiin oo ay ku qorsheeyeen in ay lacago kaga gurtaan dadwaynaha iskaga kala gooshaya Caasimada Somaliland iyo Gobolada Galbeedka Dalka.

Wasiirka Maaliyada Somaliland

Wasiirka ayaa xili haatan laga joogo hal bil waxa ay Kantaroolka dhinaca Galbeed ee magaalada Hargeysa ku rakibtey qalab lagu kharas gareeyey hanta aad u badan oo uu qaranka leeyahay isla markaana loo gacan galiyay shaqsiyaad lagu naas nuujinaayay,wasiirka ayaa waxay xustey maalintii xadhig ka jarista qalabkan in ay ugu talo galeen cashuuraha gaadiidka dalka balse arintaasi ayaa fashilnatey.

Iyada oo warbaahinta madaxa banaan ee Hargeysa soo heshay in goobtaasi iyo qalabkaasi ay hantidii qaranka ku bixisey ay gabi ahaanba aanay shaqaynayn isla markaana halkaasi ay haawanayso.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News