Saxilnews.com
DAAWO:- CARUUR LA SOO XADAY IYO CIIDAMADA BOOLISKA EE…. OO BAAFINAYA
September 27, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hangoolnews.Com:–Taliska Ciidanka Booliska Ee Gobolkka Bari Ayaa Lagu Soo Bandhigay Saddex  Caruura ,Oo Labada Hablood Yihiin Laba Jir, Wiilkuna Yahay Saddex Sano Jir.saddex-caruura-oo-la-xaday

Caruurtan Yar Yar Ayaa Ah Kuwo Laga Soo Xaday Waalidkii Dhalay , Waxaana Goobtii Lagu Soo Bandhigayay Goob-Joog Ka Ahaa Gudoomiyaha Gobolka Bari Duqa Degmada Boosaso Iyo Ku Xigeenka Taliska Ciidanka Booliska Ee Gobolka Bari.

Halkan Ka Daawo

 

COMMENTS
Latest News