Saxilnews.com
Daawo:-Cali Khaliif Oo Ka Hadley Midnimada Somaliya , Wada Hadalada Somaliland Ay La Fureen Iyo Faro Galin Uu Sheegay In Maamulka Puntland Ku Hayo
January 3, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Buuhoodle (Saxilnews):- Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo wareysi dheer oo dhinacyobadan taabanaya siiyey telefishanka Universal Tv ayaa waxaa uu kaga hadley rajada uu ka qabo midnimada Somaliya , wada hadaladii ay dhawaan maamulkiisu la fureen xukuumada Somaliland iyo faro galin qaawan oo uu sheegay in maamulka ay ku hayaan Maamulka Puntland .

 

Cali Khaliif waxaa uu si xoogan u duray madaxweynaha Somaliya Xassan Sheekh oo uu ku sifeeyey in aanu u qalmin qof madaxweyne noqda

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Wareysigan

COMMENTS
Latest News