Saxilnews.com
Daawo:– Cali Khaliif Oo Fariin Adag Hawada U Mariyay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland
June 20, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews) Gudoomiyaha maamulka Khaatumo Pro. Cali Khaliif Galeydh ayaa fariin adag hawada u mariyay madaxweynaha maamul goboleedka Puntland.

Waxaanu sheegay in Cabdiwali Gaas madaxweynaha maamul goboleedka Puntland aanay gacantiisa ku jirin Gaalkacayo oo ah magaaladii uu dhashay

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News