Saxilnews.com
Daawo:-Boqorka Beesha Suber Awal Oo Ku Hanjabey Hadii Muuse Biixi Ay Beesha Habar Jeclo Qasab Ku Dooran Weydo In Ay Hargeysa Ka Qaxi Doonaan
April 6, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

 

Hargeysa (Saxilnews):- Boqor Badow oo ka mid ah madax dhaqameedka Beesha Suber awal ayaawaxaa uu beesha bariga Burco (Habar Jeclo ) ugu hanjabey in ay qasab ku doortaan Musharax Muuse Biixi oo ka soo jeeda beesha Suber Awal

Boqor Buurmadow ayaa waxaa uu sheegay hadii ay beesha Habar Jeclo ay qasab ku dooran weydo Muuse Biixi ay aan Hargeysa la wada Joogi doonin oo ay ka saari doonan , habeena aanay Hargeysa seexan doonin

 

Sidoo kale Boqor Buurmadow ayaa waxaa uu hadalo xanaf leh ku ganag beeshaas isaga oo ku hadlaya afka beesha Suber Awal

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News