Saxilnews.com
Daawo Booyado Biyo Ah Oo La Gaadhsiiyey Deegaanka Higlo Oo Todobaad Gudihii Laba Qof Ku Geeriyoodeen
April 16, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa(Saxilnews) Waxa deeqo booyado Biyo ah la gaadhsiiyey deegaanka Higlo ee gobolka Saraar oo todobaad gudahiis ay laba qof gaajo iyo Haraad dartii ugu geeriyoodeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=RIiAKg6_Byw

COMMENTS
Latest News