Saxilnews.com
Daawo:-Biriijkii Weynaa Hargaysa Oo Qarka U Saaran Inuu Dumo , Wasiir Cali Mareexaan Oo Kaanbayn Siyaasadeed Kaga Mashquulay Shaqadiisi Iyo Qaylo Dhaanta Shacabka 
January 31, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Biriishkuu ugu weynaa Magaalada Hargaysa oo kalaqaybiya magaalada ayaa waxaa uu qarka u saaran inuu gabi ahaanba dumo oo meesha ka baxo.

Dadweynaha reer Hargaysa ee uu Biriijkani isticmaala ayaa qaylo dhaan culus kaga tiraabay dumitaanka Biriijka weyn

 

Waxaana ay arrintan ay ku soo beegmaysa xili Wasaaraddii Qaranka ugu xilsaarnayd ka warhaynta wadooyinka halbawlaha ah iyo Biriijyada Wasiirkeedii Cali Xasan Maxamed uu olole siyaasadeed kaga mashquulay shaqadii Wasaaradan xiligan oo waliba abaar lagu jiro, isagoo kaanbayn aan wakhtigiisi joogin ka wada magaalada Burco siday ku eedeeyeen shacbiga iyo dhalinyaradda degaanka uu ka soo jeeda.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News