Saxilnews.com
Daawo Barnaamijka Xasuu Reeb Oo Lagaga Hadlayo Arimo Xasaasi Ah Martina Uu Ku Yahay Wasiirka Waxbarashada Somaliland
September 11, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Waxaan idiin soo gudbinaynaa daawadayaal barnaamijka Xasuus Reeb ee uu baahiyo HCTV oo lagaga hadlayo arimo badan oo xasaasi ah kana mid tahay halgankii dheeraa ee loosoo maray qaranka Somaliland,waxaana ku marti ah wasiirka waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahin Habbane “Dheere”.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News