Saxilnews.com
Daawo:-Banaan Bax Ka Dhacay Xaafada Gol-Jano Ee Magaalada Hargeysa Iyo Waxa Uu Daarnaa.
January 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews)-Dadwaynaha ku dhaqan Xaafada Goljano ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa maanta ka dhacay isku soo bax aad u balaadhan oo ay ku taagerayeen go,aankii madaxwaynaha Somaliland kasoo saarey qiimaha lacagta Doolarka, oo aad looga dareemey guud ahaan dalka dhinacyada noloshada dadka danyarta ah ay wax wayn iska bedeleen go,aankaasi.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News