Saxilnews.com
Daawo:- Badhisaab Ramaax Iyo Isku Duwaha Wasaarda Hawlaha Guud Ee Gobalka Togdheer Oo Hadlo Kulul Warbaahinta Isku Mariyey
June 19, 2017 - Written by suxufi
Burco (Saxilnews):- Iskuduwaha wasaarada hawlaha guud ee gobalka Togdheer ayaa waxaaa uu BadhisaabRamaax ku eedeyey in uu iibiyey dhul dangud ah oo ay dawladu leedahay isla markaana waxaa uu sifo sharci daro ah ku tilmaamay iibka dhulkaasi

 

Badhisaab Ramaax ayaa waxaa uu isna ka jawaabey eedeymahaasi waxaana uu sheegay in dhulka aanu isagu bixin balse ay xukuumadii ka horeysay tan Kulmiye ay siisay nin muwaadin ah ninkiina uu ka iibiyey ninka iminka dhulkaas dhisanaaya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News