Saxilnews.com
Daawo:-Badhasaabka Gobolka Sool Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Deegaanka Gambadha Oo Ah Jiida Hore Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Dagan Yihiin
July 2, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Badhasaabka gobolka Sool iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay deegaanka Gambadha oo ah xadka u dhaxeeya dawlada Somaliland iyo maamulka Puntland ahna sidoo kale jiida hore ee ay dagan yihiin ciidamada Qaranka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=2qNOBKnpk-0

COMMENTS
Latest News