Saxilnews.com
Daawo:-Badhasaabka Gobalka Maroodi-Jeex Oo Shaaciyey Wakhtiga La Aasi Doono Marxuum Ooto Biixi
June 5, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Badhasaabka Gobalka Maroodi-Jeex Cabdilaahi Gaaxnuug Buraale ayaa waxaauu shaaciyey wakhiga la aasi doono Marxuum Ooto Biixi oo maanta Duhurkii ku dhintey cisbialka Edna Aadan

Gudoomiyaha ayaa sheegay In Marxuum la aasi doono Bacda Afurka isla markaana lagu aasi doono xabaalaha Masalaha ee duleedka Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News