Saxilnews.com
Daawo:-Badhasaab Ramaax Oo Shaaca Ka Qaaday Tirada Dadka 24-Kii Saac Ee U Danbeeyey Ku Geeriyooday Deegaanada Gobolka Togdheer
April 30, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Badhasaabka gobolka Togdheer Mudane Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax” ayaa shaaca ka qaaday in 10 qof ay 24-kii saac ee u danbeeyey xanuunka shuban Biyoodka ugu geeriyoodeen deegaanada gobolka Togdheer.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=mrSybiLpH_A

COMMENTS
Latest News