Saxilnews.com
Daawo:-Badhasaab Ramaax Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Deegaanka Gumbur-Libaax Ee Gobolka Togdheer Soona Bandhigay Tirada Dilalka Bil Gudahood Ka Dhacay Togdheer
June 29, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Badhasaabka gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax” ayaa ka hadlay dil ka dhacay deegaanka Gumbur-libaax oo ka tirsan gobolka Togdheer,sidoo kalena waxa uu badhasaab Ramaax soo bandhigay tirada kiisaska dilalka ah ee bil gudaheed ka dhacay Togdheer.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=B-w1HFZzV-g

COMMENTS
Latest News