Saxilnews.com
Daawo:-Badhasaab Ramaax Oo Ka Hadlay Dhalinyaro Burco U Yimi U Gar-gaarida Dadka Xanuunka Shuban Biyoodku Soo Ritey Oo Iyagii Uu Haleelay Fariina U Direy Bulshada
June 5, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Badhasaabka gobolka Togdheer mudane Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax” ayaa ka hadlay dhalinyaro Burco u yimi u gargaarida dadkooda uu xanuunka Shuban Biyoodku soo ritey oo iyagii uu haleelay xanuunkii,waxaana uu fariin u direy bulshada gobolka Togdheer.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=cgTI8DG4W9g

COMMENTS
Latest News