Saxilnews.com
Daawo:-Badhasaab Ramaax Oo Fariin Duur Xull Ah U Direy Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland: “Qiimayntu Ha Noqoto Qofku Waxa Uu yahay Laakiin Qiimayntu Yaanay Noqo Qabiil”
April 29, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Badhasaabka gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax” ayaa fariin duur xull ah u direy taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Imaan oo dhawaan isku shaandhayn ku sameeyey taliyayaasha gobolada Somaliland.

Mudane Ramaax oo hadalka ka yidhi madal ay maamulka gobolka Togdheer kusoo dhawaynayeen sarakiil ciidan oo loo soo badalay gobolka Togdheer.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=qNDAQZk44Oo

COMMENTS
Latest News