Saxilnews.com
Daawo:-Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Gaashanka Ku Dhuftey War-Saxaafadeed Shirkada Telesom Soo Saartey , Adeega Zaad na Ku Sifeeyey …
January 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Agaasimaha guud ee Baanka dhexe eeSomaliland ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey war-saxafadeed ay maalintii shalay ahaa ay soo saartey shirkada Telesom

 

Agaasimaha ayaa waxaa u si cad u sheegay in Adeega Zaad uu sameyn baaladhan oo waliba aad u xoogan uu ku leeyahay sicir bararka dalka ka jira

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News