Saxilnews.com
Daawo” Axmed Darajo Waxaanu Leenahay Ceyda Siyaasiyiinta Xil Laguma Helo ..” Dhalinyarada Xafada Axmed Dhagax Oo Eedo Ka Difaacey Xussen Axmed Ceydiid
April 16, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Qaar ka mid ah Dhalinyarada xaafada Axmed dhagax ayaa

waxaa ay Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid ka difaaceen eedo ugu yimid xoghayihii hore ee dawlada hoose Axmed Darajo

 

Dhalinyaradan oo ka tirsan xisbiga Waddani waxaa ay Axmed Darajo u soo jeediyeen in ceyda siyaasiyiinta haldoorka ah aan lagu helin Xilka uu ka quud dareynaayo xukuumada waa sida ay hadalka u dhigeene

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News