Saxilnews.com
Daawo:-Awr Nin Ku Cunay Degmada Balli-dhiig Ee Gobolka Togdheer Iyo Ehelada Qoyska Oo Ka Hadlay
June 5, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Awr dad cun ah ayaa degmada Ballidhiig ee gobolka Togdheer ku cunay nin lagu magacaabo Cawil Gaaruf oo kamid ahaa dadka degan deegaanka,waxaana dhacdadan ka hadlay qoyska ehelada marxuunka awrku cunay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=sugzNDt5sjQ

COMMENTS
Latest News