Saxilnews.com
Daawo:- Askari Ciidan Nabadgalyadda Somaliland Ah Oo Gacantiisa Ku Hagaajinaya Waddo Magaaladda Hargaysa Ah Iyo Fadeexad…
May 30, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews)- Askari ka tirsan ciidanka nabad galyadda wadooyinka somaliland ayaa gacantiisa ku hagaajiyay wadda holbowle ah oo ag marta xarunta komishanka doorashooyinka qaranka ee magaaladda hargaysa ka dib markii ay hagaajin waayeen dowladda hoose ee hargaysa

Arrinka ayaa fadeexad ku ah dowladda hoose ee hargaysa oo ka gaabisay badiba wax ka qabashada waddooyinka burbursan ee caasimadda.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News