Saxilnews.com
Daawo :- Ardeygii Reer Somaliland Ee Dhawaan Laga Soo Musaafuriyey Dalka Imaraadka Oo Lagu Soo Dhaweyeeyey Dalka Qatar 
June 28, 2017 - Written by suxufi

Doha (Saxilnews):- Jaaliyada Soomaliyeed ee ku nool Dalka Qatar ayaa waxaa ay si diiran ugu soo

dhaweysay magaalada Doha ee dalkaasi wiil dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo dhawaan laga soo musaafuriyey dalka Imaraadka isaga oo kaga qeyb galaayey tartan dhinaca quraanka ah kaas oo lagu magacaabi jiray Ismaciil Madar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News