Saxilnews.com
Daawo” Anigu Hadii Aan Madaxweyne Ahaan Lahaa Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon Waan Toogan Lahaa ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
March 12, 2017 - Written by suxufi

London (SaxilNews):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ootelefishanka Universal Tv la yeeshay wareysi xiiso badan waxaa uu sheegay hadii uu isagu Somaliland Madaxweyne ka noqon lahaa in uu toogan lahaa Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldaan oo iminka xabsiga Ku Jira ka dib markii uu Moqdisho ka yimid

Muddane Faysal Cali Waraabe sidoo kale waxaa uu sheegay in aanu kaligigii toogteen ee uu raacin lahaa caruurta yar yar ee aan garaneen waxii dalkan loo soo maray ee Faramaajo amnaaya waa sida uu hadalka u dhigaye

 

“Anigu hadii aan madaxweyne ka ahay Somaliland waan toogan lahaa Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldaan iyo caruurta yar yar ee uu ugu horeeyo ee aan garaneen waxii dalkan loo soo maray iyo waxii farmaajo iyo qayrkii ku sameeyeen Somaliland ” ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News