Saxilnews.com
Daawo:- “Anaga Imtaxaankaygu Waa Diyaarsan Yahay Waxaanan La Dagaalamaynaa In Aan Sanadkan Ardaygu Qish Samayn” Daa’ud Gadhwayne
June 8, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(GTV)Guddoomiyaha Imtaxaanaadka Qaranka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax ayaa ka hadlay in komishan ahaan uu diyaar u yahay imtaxaankii shahaadiga ahaa sidaasi daraadeedna ay la dagaalamayaan in aanu ardaygu eegasho ama qish samaynin

Halkan Ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News