Saxilnews.com
Daawo:- “Al-shabaabta Puntland U Dhalatay Waa Doqomo” C/wali Gaas
October 28, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Puntland (Saxilnews) -Madaxweynaha Maamuul Goboleedka Puntland oo Warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Garoowe, ayaa sheegay in Alshabaabta u dhalatay Puntland ay yihiin qaar doqomo ah.

“Kuwa Shabaabka ah ee naga dhashay, Kuwa kale way ka doqon san yihiin, Intaas Puntland ayay wax kusoo wadaan, meel kale wax lama Aadaan” Ayuu yidhi C.wali gaas.

Halkan Ka Daawo 

 

COMMENTS
Latest News