Saxilnews.com
DAAWO: AFAR JIR TODOBA LUUQADOOD KU HADLAYSA
October 23, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

 

Daawo:-Gabadh Yar Oo Afar Jir Da’deeda Lagu Sheegay Oo U Dhalatay Ruushka Ayaa Awooday, In Iyadoo Aad Cimrigeedu U Yar Yahay, Ay Ku

Hadli Karto Ku Dhawaad Todoba Luuqadood Oo Kala Duwan, Kuwaas Oo Isugu Jira, Afkeeda Hooyo Iyo Lix Luuqadaha Kale Ee Waaweyn Ah.

Gabadhan Yar Oo Lagu Magacaabo, Bella Devyatkina, Waxa Afafkan Kala Duwan Ee Ay Ku Hadasho Baray Waalidkeed Oo Markii Ay Arkeen Fahamkeeda Ugu Bilaabay Iyadoo Sanad Kaliya Jirta Sida Ay Sheegeen, Haddaba Daawo Gabadhaas Yar Oo Ku Hadlaysa Todobada Af Ama Luuqadood Ee Kala Duwan.

HALKAN KA DAAWO:-

COMMENTS
Latest News