Saxilnews.com
Daawo adeega yaasin caraale oo ah nimco yaasin caraale walasheed ayaa fariin u dirtay walashed nimco yaasin oo iyadu sheegatay inay tahay sacad muuse
December 30, 2018 - Written by editor

sheikh (saxilnews) nimco yaasin caraale oo ah fanaanad gayiga somalida ka caana ayaa dhawaan shaacisay inaanay ahayn beesha loo aqoonsanaa ee ay ka soo jeedo oo ah beesha gabooye islamarkaana ay sheegatay inay tahay gabadh sacad muuse ah.

hadaba adeega yaasiin caraale oo ah nimco yaasiin caraale walaasheed dad badan oo xogagaal u ahaa cida rasmigaa ee ay kasoo jeedo nimco yaasiin ayaa ka xog waramay taariikhda dhabtaa ee nimco yaasiin caraale islamrkaan baaq u diray nimco yaasiin carale

HALKAN KADAAWO WARKANI OO FAHFAHSAN

COMMENTS
Latest News